Faa'iidada Qarnigaan 21_aad iyo Teknolojiyada.

aqoonkaal

Teknolojiyada qarnigaan lajooga waxaey soo gashay meelwalba sida shaqada, waxbarashada, iyo sidoo kale wuxuu kamid noqday nolol maalmeedka Banii'aadamka iyo siyaabo kale badan oo kuwan meel-meelo kasoo galo.

Haddii aan kahadlo dhinaca waxbarashada Teknolojiyada waxey soo kordhisay waxyaabo badan sida jaamacadaha addunnka kuyaal qarkood oo aan maaanta jeesto iyo qalin laga guuray oo caharada waxaa lagu bixiyaa Projector iyo dhalooyin heersare ah, ardaydan waxay casharad ay ku qaataan kumbiitaro ito Taableetyo .

Waxaa kale oo ay Teknolojiyada ay fududeeysay shaqooyinkii adkaay oo ay fududeeysay, Sidee ayay ku fudeysay shaqooyinka? Shaqooyinka waxay ku fududeeysay haddii shirkadaha ay kudhib qabi jireen waraaqo lma ama hadduu dhaco masiibo Rabbaani ah oo ay gubtaan waraaqaha oo ay shirkado badan dhulka ku galeen.Teknolojiyada waxey fududeeysay in kumbiitaro lagu shubto feelashi badnaay ee lumi jiray iyo sidoo kale inaad xogtaada iyo dokumiintayadaada aad kukeedso servero aan kuu dhaween si haddii hadow ay wax dhacac aad shaqadaada aysan kaaga joogsan.

Qasaarada Teknolojiyada Ee Qarnigaan 21_aad.

logo5

Teknolojiyada sida waxyaalaha kale waxay leedahay faa'iido iyo qasaaro, adduunka waxa walbo ookusoo kordha wuxuu wataa faa'iido iyo qasaaro. Tekknolojiyada waxey dhibaateeysay umad badan oo xoogooda ku sahqeeysan jiray sawabtoo ah Banii'aadamka mawada ahakuwo aqoon leh,waxaa jiro kuwo uu Alle ufududeeyay ineey xoogooda ku shaqeeystaan.

Waxaa kamid ah dadka uu dhibaateeyay dadkii kaxoogsan jiray dekadaha caalamka oo meeshii ay ka shaqeeyn jireen 100 qof oo uu kusoo koobay 10 qof iyo wax kasii yar, waxuu kalo dhibaateeyay dadkii ku saqeeysan jiray waardiyanimada,soo dhaweeynta,dhismaha iyo kuwo kale oo badan.

Free Web Hosting