Page-ka Faaqidaada Cayaaraha iyo Shaafici Maxamed Somali.

my lovely son

Ciyaaaraha waa qeyb kamid ah exercise-ka ama sida aanu unaqaano jimicsiga, jimicsiga waxa uu ukala baxaa qeybo fara badan waxaa kamid ah inaad biro aad qaad-qaado ama GEM inaad tagto, waxaa kaloo
kamid ah inaad orod badan aad sameyso gaar ahaan subaxii oo jirkaadu aad ukala baxo waxaa kaloo kamid ah inaad suubiso waxa loo yaqaan push-up iyo wixi soo raaco..

Jimicsiga wuxuu leeyahay qeybo badan sida Yoga oo wadamada Asian-ka ah sida Hindida iyo Shiinaha iyo wadamo badan oo kamid ah Koonfurta Aasiya ay suubiyaan jimicsga loo yaqaan Yoga.

Waxaa kaloo jiro nuucaa looo yaqaan Aeronotic oo wadamad Yurub iyo Amerika laga sameeyo jmicsiga nuucaas ah, waxaa sigaar ah loooga jecelyahay waqoooyiga Mareekanka.

SOMALI REPUBLIC.

my flag

Somali republic was established in 1960- first July-after it had got its independence from Italia (south Somalia) and Britain (north Somalia) the area of Somali republic is 637, 657 km square. And its second largest country in the region. Somalia has a border with Ethiopia 1600 km square.

682 km square with Kenya, 58 km square with Djibouti. And it has a long coast 3025 km. 2000 km of these coast is Indian ocean 1000 km gulf of Aden.

Somalis people are estimated 9, 359,000. (2010). and its third populated country in the region. 2050 there is prediction that the Somali population will reach 25 millions.Somalia is united republic its capital city is Mogadishu. In the 1991 when the central government collapsed there were 18 regions in Somalia

Free Web Hosting