Waa Maxay Arrimaha Bulshada.

arrimaha bulshada

Arrimaha Bulshad waxa kamid xaaladaha kusoo kordhay dadka Soomaaliyeed ee ukala qaxay Aduunyada afarteeda gacal (WAQOOYI, KOONFUR, BARI, GALBEED) iyo kuwa kunool dalka gudihiis.

Si gaar ah waxaan uga hadlli doonaa kuwa kunool dalka gudihiisa ee 24_kii sano uu dalka k jiray xaaladaha xun sida dagaalada iyo qaxa qabyaalada na'aafeesay ee adduunka naga reebtay oo kuwi aan kasareenay naga hoos mariyay, kuwaas oo aan maanta aan anaga macaawwino kasugn ALLOOW DALKA IYO DADKA UGARGAAR.

Labaatameeyadi sano oo aan qaxa iyo saxariirta aan ku jirnay waxa dhacay aarimo fara badan sida waalid iyo carruurtiisa oo iswaayay, labo walaalo ah oo iswaayay oo meel ay isku sheegaan waayey.Dhibaatada lasoo maray masahlano ee ALLOOW DHIBAAATADAAN NOOGA SOO GURMO. Sii akhri

SOMALI REPUBLIC.

my flag

Somali republic was established in 1960- first July-after it had got its independence from Italia (south Somalia) and Britain (north Somalia) the area of Somali republic is 637, 657 km square. And its second largest country in the region. Somalia has a border with Ethiopia 1600 km square.

682 km square with Kenya, 58 km square with Djibouti. And it has a long coast 3025 km. 2000 km of these coast is Indian ocean 1000 km gulf of Aden.

Somalis people are estimated 9, 359,000. (2010). and its third populated country in the region. 2050 there is prediction that the Somali population will reach 25 millions.Somalia is united republic its capital city is Mogadishu. In the 1991 when the central government collapsed there were 18 regions in Somali Sii akhri

Free Web Hosting